Waa run in dumarku aysan ka fikirin inay weynaadaan, dumarku sidooda ma jecla da'da oo way qariyaan haddii la waydiiyan runta kama sheegaan oo way isyareeyaan, sababtoo ah ma jecla da'ada wayn.
Qormadeeda ayay ku soo gudbisay talooyin wax ku ool ah oo dumarka ka caawinaya waayaha cusub ee noloshooda u bilowday. Haweenka ayaa la sheegaa marka ay ugu baahi badan yihiin dhinaca ninka inay tahay
Haweeneyda laga magacaabo Weyndy Reyden oo arrimaha bulshada iyo cilaaqaadka wax ka qorta ayaa qormo ay dhowaan qortay majaladda Daryeel Magazine waxay ku sheegtay inay sii galaysa da’da 40 jirka oo ay rumaysan tahay ibay wadato arrimo u gaar ah oo ay doonayso inay samayso.
No purchase necessary. Winner will be selected at random on 04/01/2024. Offer available only in the U.S. (including Puerto Rico). Offer subject to change without notice. See contest rules for full details.
We'd Like You to Like Us
Like Atlas Obscura and get our latest and greatest stories in your Facebook feed.